Maxaa kasoo kordhay Meydadkii caawa lagu arkay Duleedka Dayniile!!

Waxaa caawa Duleedka xarunta degmada Dayniile gaar ahaan meel howd ah oo ku dhaw garoonkii hore ee Diyaaradaha Dayniile lagu arkay meydadka afar qof oo halkaasi lagu dilay. Ciidamada booliiska Soomaaliya iyo kuwa Hay’ada Nabad sugida ayaa gabal dhicii lagu soo war galiyay meydadka afartan qof oo u muuqday kuwa galabta halkaasi lagu dilay kadibna … Continue reading Maxaa kasoo kordhay Meydadkii caawa lagu arkay Duleedka Dayniile!!